Khayre Iyo Madaxweynaha Bangiga adduunka Oo Kulan Yeeshay (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo madaxweynaha bangiga adduunka, David Malpass, ayaa kulankoodii labaad sannad gudihiis waxa ay ku yeesheen magaalada Washington ee dalka Mareynkanka. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa bangiga adduunka uga mahad celiyay taageerada farsamo iyo siyaasadeed ee dowladda Soomaaliyeed uu ka siiyay waddada deynta looga cafinayo dalka iyo … Continue reading Khayre Iyo Madaxweynaha Bangiga adduunka Oo Kulan Yeeshay (Daawo Sawirada)